• ANAGOO AH JALIYDA HABAR YOONIS IYO HABAR JECLO EE KU DHAQAN DALKA NORWAY, WAXAANU TACSI BALAADHAN U DIRAYNAA MASHAQADII KA DHACDAY SEEMAAL,
  • Raiisul wasaaraha Britain David Cameron ayaa ku tilmaamay Soomaaliya waddan fashilmay oo si toos ah qatar ugu haya danaha Britain.
  • GANACSATADA DUBAI OO SOO DHOWEEYAY DIB U MAGCAABIDA ENGINEER CALI XOOR XOOR.
  • Askari ka tirsan Ciidamada Burundi oo maxbuus ahaan ay u hayso Al-shabaab oo farriin u diraya Dowladdiisa
  • Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shir Lagaga Hadlayay Laguna Soo
  • Banaanbax kadhacay berbera iyo  ciidamada boliska oo ka hortagay
  • Suldaan Maxamed C/Qaadir cambaareeyay Mudaharaadka Ay Ku Baaqeen Ururadda Hadhey
  • Wasiirro furay qorshaha Somaliland ee nafaqaynta iyo quudinta carruurta 2012-2016
  • Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan Uu La Yeeshay Ambassador Mahiga U Qadimay Inuu Sadqeeyey Sagaal Urur Siyaassadeed
  • burco oo Hadhka uga dhacday  maanta budaharaad  ay sheegeen ururadii hadhay iyo qaarkamida dadwaynaha burco   oo tilmaamay in aan loo baahnayn  qas iyo rabshado  bilaa hadafa
  • Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ka Hadlay Mudahaarado la filayay inay Maanta Dalka Ka dhacaan iyo Ururadda hadhay.

ANAGOO AH JALIYDA HABAR YOONIS IYO HABAR JECLO EE KU DHAQAN DALKA NORWAY, WAXAANU TACSI BALAADHAN U DIRAYNAA MASHAQADII KA DHACDAY SEEMAAL,

WAXAANU LEENAHAY QARAN IYO QABIILBA SAMIR IYO IIMAAN,MARXUUMIINTA DHINTAYNA ILAAHAY HAW NAXARIISTO AAMIIN, HOR DHAC) WAXA LAGAMA MAARMAANA INAYNU XAQA KU TAAGEERNO DAWLADAN AYNU DOORANAY WAAYO WAXAYNU DAWLADAU DOORANAY WAA INAY NABADA SUGTO DALKA IYO DADKANAKA SHAQAYSO HORU MARKOODA,WIXII XAQ DARO AHAN KUMA TAAGEERAYNO,WAXASE WANAAGSAN EE AY DAWLADU IS TIDHAAHDO [...]

Raiisul wasaaraha Britain David Cameron ayaa ku tilmaamay Soomaaliya waddan fashilmay oo si toos ah qatar ugu haya danaha Britain.

Dawlada ingiriisku  waxay ay shir ku qabanaysaa magalada london bisha Febraayo, kaasi oo la isugu keenayo dalalka ku lug leh ee geeska Afrika. Waxaana la filayaa in go’aamo muhiim ah laga gaaro shirkaasi, laga bilaabo gargaar bini’aadam ilaa howl galo miltari. Maqaal lagu soo daabacay wargayska the Indepent ee dalka [...]

GANACSATADA DUBAI OO SOO DHOWEEYAY DIB U MAGCAABIDA ENGINEER CALI XOOR XOOR.

  GANACSATADA DUBAI OO SOO DHOWEEYAY DIB U MAGCAABIDA ENGINEER CALI XOOR XOOR. Dubai(Burcaawinews)Ganacsato reer Somaliland ah oo ku sugan magaalada dubay ee dalka imaaraadka carabta ayaa si diiran u soo dhoweeyey dib u magcaabista uu madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo uu markale u magcaabay engcali xoor xoor [...]

Askari ka tirsan Ciidamada Burundi oo maxbuus ahaan ay u hayso Al-shabaab oo farriin u diraya Dowladdiisa

Fariinta askariga u dhashay dalka Burundi oo lagu qabtay dagaal Muqdisho ku dhexmaray Xarakada Al-shabaab iyo ciidamada AMISOM bishii Feberaayo ee sannadkan ayaa waxaa lagu soo banadhigay khaanadda Twitter-kaay ku leedahay Al-shabaab, wuxuuna askariga ku hadlayay afka dalkiisa oo loo yaqaan (Kirundi). Maxbuuska ayaa wuxuu fariintiisa ku bilaabayaan sida: Halkan [...]

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shir Lagaga Hadlayay Laguna Soo

Madaxwayne Kuxigeenka  Somaliland ayaa Kaqayb galay Shir balaadhan oo Ay Soo Qaban Qaabisay Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Ayaa Lagu Qabtay Hoteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa. Shirkani Oo Lagu lafa gurayay Qorshaha Horumarineed ee Somaliland Shanta Sano ee Soo Socda Ayaa waxa Ka Soo QAyb galay MAsuuliyiin Uu Ka mid Yahay [...]

Hay’adda Culummada Soomaaliyeed oo dhaliishay Dastuurka Cusub ee Soomaaliya dalbatayna in Ansixintiisa dib loo dhigo

Hay’adda culumada Soomaaliyeed ayaa dhaliil u soo jeedisay dastuurka cusub ee Soomaaliya; iyadoo sheegtay inuu yahay mid dayacaya diinta iyo dalka isla markaana aan la jaanqaadi karin wayiga ka jira dalkeenna. Bayaan ay hay’addu soo saartay maanta oo Sabti ah ayay sidoo kale ku xustay in xubnaha hormuudka ah ka [...]

Banaanbax kadhacay berbera iyo ciidamada boliska oo ka hortagay

  Banaanbax ay iskugu soo baxeen taageerayaasha urur siyaasadeedka UDHIS ee magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Berbera ayaa gebi ahaanba maanta joojiyey isku socodkii iyo hawshii haayadaha dawladda ee magaalada waxaana banaanbaxaasi sababayey isku dhac fool ka fool ah oo dhex maray ciidamadda ammaanka ee magaalada Berbera iyo dadweynaha taageerayaasha [...]

Suldaan Maxamed C/Qaadir cambaareeyay Mudaharaadka Ay Ku Baaqeen Ururadda Hadhey

Hargeysa (Burcaawinews)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir ayaa Ururadda Siyaasadda ee ku hadhey qiimeyntii Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda u soo jeediyey inay joojiyaan Mudaharaadka ay ku baaqeen oo uu tilmaamay in uu wax weyn u dhimi karo Nabadgelyadda ay Somaliland ku naalooneysay labaatankii Sanno ee u danbeeyey. [...]

Wasiirro furay qorshaha Somaliland ee nafaqaynta iyo quudinta carruurta 2012-2016

Hargeysa (burcaawinews)- Wasiirrada Caafimaadka iyo Xanaanada Xoolaha ayaa maanta ka qayb galay xafladda lagu daah-furayey istiraatiijiyadda Qaran ee quudinta iyo nafaqaynta caruurta Somaliland ee Sanado Xiliyeedka 2012 ilaa 2016. Xafladdan oo  lagu qabtay Hoteelka Maansoor ee Magalaada Hargaysa waxa   kale oo  goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka [...]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan Uu La Yeeshay Ambassador Mahiga U Qadimay Inuu Sadqeeyey Sagaal Urur Siyaassadeed

Hargeysa (Burcaawinews)– Madaxweyne Siilaanyo ayaa xafiiskiisa magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa wuxuu maanta ku qaabilay Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Augustina Mahiga, wuxuuna Siilaanyo u laqimay Mahiga inuu hawada ka saaray sagaal urur siyaasadeed isla markaana lixdii la soo xulay ay kula tartami doonaan dhawaan seddexdii [...]

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ka Hadlay Mudahaarado la filayay inay Maanta Dalka Ka dhacaan iyo Ururadda hadhay.

Iyaddoo Maalintii shalay ay hogaamiyayaasha 8 Urursiyaasadeed Ku Baaqeen Mudaraado Salmi ah isla Markaasna socon doona Muddo Saddex Cisho ah Ayaanay Mudaharaadadaasi Suurogalin Marka Laga Reebo Urursiyaasadeedka UDHIS oo xafiiskooda magaaladda Hargaysa Taageerayaashoodu isugu soo Baxeen balse ay Ciidamadda Boolisku Kala Direen . Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Nuur [...]

 

Lates news »

Vedio and Audio news/ programs »

TOP HEADLINES »